haatuf.net
Daawo: “Maxamuud Xaashi Waxa Lagu Dalacsiiyay Wixii Xumaa Ee Uu Hore Usameeyay”Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Ee Gobolka Saaxil Marwo Rooda Axmed Yasin
November 15, 2015 - Written by Admin Two

Hargeysa, recipe September 15, viagra 2015 (Haatuf) – Gudoomiyaha Xisbiga cadaalada Iyo daryeelka UCID ee Gobolka Saaxil Marwo Rooda Axmed Yasin oo maanta wareysi gaara siisay Tvga Somalicable ayaa ka hadashay garoonka diyaaradaha Berbera ee muddad xidhan iyada oo wasiirkii hore ee wasaarada duulista hawada hadana ah wasiirka Madaxtooyada Ku eedeysay xidhitaanka garoonka diyaaradaha Berbera inuu ka danbeeyay iyada oo sababo dhawrana u cuskatay.
Halkan hoose ka daawo muuqaalkaas oo dhamaystiran:-

CONTACT US : haatufnews@hotmail.com

COMMENTS