haatuf.net
Carraale Ogaal: Hoggaamiye waxa Ugu Liita……
November 17, 2015 - Written by Admin Two

Marka hore xamdi alla iyo naxariis Eebbe. Marka xigga hogaamiye waxa ugu liita, view ka dadkiisa yasa garashaddooda, dulqaadkooda u qaata doqoniimo, keligii isu qaata inuu madi ku yahay garaadka, umadduna aanay aanay ka maarmin, kaasi waa mid dambaabay waayo ilaahay baa keli ah, keligii wax walba leh, laakiin aadamiga kelinimo isbiddaa wuu gefay. midda kale, horta Xaglatoosiye nin dheh, haddana nimanyaal dheh, mar hadduu xusay oo u mahadnaqay hiiliyayaashii codka siiyay. Midna waan ka qorayoo, collaada siyaasaddu ma hadho, been kumuu sheegin. Saylicinna waxaan leeyahay, aamuskaagu in aan niyad iyo mabda, laguugu coddayn ayuu tilmaamayaa. Cabdiraxmaan Aw Calina waxaan leeyay, dadkii reer Awdal ee Indhabuur kala eryay mar haddaad dib isugu soo celisay waajibkaagii wad gudatay.

CONTACT US : haatufnews@hotmail.com

COMMENTS