haatuf.net
Jamaal Cali Xuseen Oo Si Adag U Naqdiyey Faysal Cali Waraabe, Xukumadda Siilaanyo-na Ku Eedeeyay Burburinta Xisbiga UCID
November 26, 2015 - Written by Admin Two

“Faysal Cali Waraabe Wax aanu ku So tabcin inuu kalidii iska Afduubto ka yeeli Mayno, cialis Aniguna Ninka ugu Danbeeya ee Tareenku la Dagayaan ahay ilaa uu Faysal iiga Tagana ka Tagimaayo”Murashaxa UCID Jamaal Cali Xuseen

Hargeysa, September  26, 2015 (Haatuf) –  Musharaxa jagada madaxweyne ee xisbiga UCID Aqoon yahan Jamaal Cali Xuseen,ayaa markii u horaysay ka hadlay khilaafka cakiran ee xisbigaas ka dhex taagan, waxaanu sheegay in murashaxnimadiisu ay ku salaysan tahay sharciga iyo xeerarka xisbigooda.

Halkan hoose ka daawo muuqaalkaas oo dhamaystiran:-

CONTACT US : haatufnews@hotmail.com

COMMENTS