haatuf.net
Daawo: Kacdoonkii Ka Dhashay Dilkii Taliyaha Ciidanka Birmadka Ee Gobolka Saaxil
December 17, 2015 - Written by Admin Two

Halkan hoose ka daawo kacdoonkii iyo xiisadii ka dhalatay dilkii Taliyaha ciidanka SPU-da ee gobolka Saaxil marxuum Aadan Guuleed Daahir (Talaabo), patient kaas oo askari ka tirsan ciidankiisu uu xabad ku dhuftay isla markaana halkaasi ku qudh-baxay.

Waxaana halkaasi ka hadlay xubno ay ka mid yihiin Badhasaabka gobolka Saaxil.

CONTACT US : haatufnews@hotmail.com

COMMENTS