haatuf.net
Daawo: Filim Quluubta Bulshadda Ruxay Oo Laga Sameeyey Hawlgalkii Lagula Baxay Alle Ha U Naxariistee Muj. Cabdilaahi Askar
January 31, 2016 - Written by Admin Two

Halkan hoose ka daawo muuqaalka Filim hordhac ah oo laga sameeyay mid ka mid ah sheekooyinkii iyo hawlgaladii ururkii SNM ee ay fuliyeen kooxdii uu hoggaaminayay Alle ha u naxariistee Muj. Ibraahim Kodbuur 12 April 1983, drugs ayaa la daah furay, medstore waxaana filimkaa soo saartay shirkadda duubista muuqaalada casriga ah iyo filimada ee Real Video.

 

Filimka oo dhamaystiran, ayaa dhowaan laga daawan doonaa caalamka oo dhan, balse muuqaalka qaabka loo sameeyay Filimka ee hordhaca ah, ayaa la shaaciyay, kaas oo aad halkan hoose ka daawan karto.

Photofile xuska hawlgalkii 12 April 1983

CONTACT US : haatufnews@hotmail.com

COMMENTS