haatuf.net
Jamaal Cali Xuseen Oo Tacsi U Diraya Qoysaskii Ay Ka Baxeen Labada Marxuum Ee C/Raxmaan Gadhyare Iyo Mujaahid Axmed Jabaan
February 28, 2016 - Written by Admin Two

Murashaxa UCID oo dhambaal tacsi ah u diraya qoysaskii ay ka kala geeriyoodeen Maxamed Cabdiraxmaan Gadhyare iyo Mujaahid Axmed Jabaan. INAALILAAHI WA INAA ILEEYHU RAAJICCUUN geeridu waa xaq waxaanan halkan tacsi uga dirayaa ehelkii iyo qaraabaddii ay ka kala geeriyoodeen saaxiibkay Maxamed Cabdiraxmaan Gadhyare iyo Mujaahid Axmed Jabaan. Ilaahay labadaasi marxuum naxariistii jannaddii ha ka waraabiyo; samir iyo iimaan Ilaahay ha ka siiyo. Laba qof aad u qiimo badan baa inaga baxay. QOFKASTA OO MUSLIM AH WAXAN LEEYAY FATAXADA AYNU U MARNO DHAMANTEEN WALAALAHEENA ILAAHAY AYAYNU UGA BARYAYNAA INUU DAMBIGOODII DHAAFO JANADII FARDAWSANA KA WARAABIYO SOMALILANDNA AYNU U DUCAYNO aamiin aamiin aamiin alaahuma aamiin

CONTACT US : haatufnews@hotmail.com

COMMENTS