haatuf.net
Agaasimihii NDC Jamaal Caydiid Oo Xilkii Laga Qaaday Ka Dib Markii Uu Ka Qaybgalay Shirkii Turkiga
February 29, 2016 - Written by Admin Two

Hargeysa February 29, physician 2016(Haatuf)-Madaxweyne Siilaanyo ayaa maanta xilkii ka qaaday Agaasimihii Hayadda Abaabul-Ka Saarka (National Demobilization Commission) Jamaal Caydiid ka dib markii uu magaca gudoomiyaha Rugta Ganacsiga ee Somaliland kaga qaybgalay shir loogu talo galay Xukuumadda Somalia oo todobaadkii hore lagu qabtay magaalada Istanbuul ee dalka Turkiga.

Dhinaca kale madaxweyne Siiraanyo ayaa isla maanta Adan Muuse Jibriil u magacaabay inuu noqdo wakiilka Somaliland Itoobiya u fadhiyi doona.

CONTACT US : haatufnews@hotmail.com

COMMENTS