haatuf.net
Haatufka Maanta
April 1, 2016 - Written by Admin Two

haatufkaKhudbaddi xalay ee faanbugaaxa aheyd ee uu naftiisa ku hafrayey ,Odaygii Siiraanyo waxa uu inoogu sheegay inuu 40 sanadood oo uu ku jiray siyaasadda u adeegayey dadkiisa.

Adeer cidda uu u adeegayey iyo wuxu qabtay toona garan maayo ‘e intii uu ina dhex joog joogay 30 sanadoodbay aheyd, shan sanadood iyo badh uu SNM-ta ahaa iyo 24 iyo badhkan ay Somaliland jirtaye ,tobankan siyaadada ah Odaygu xaguu ka keenay?.Waar malaha umaba kala soocna oo xagiisa waaba kama baryinoo intii uu Faqashta u shaqeyn jiray ayuu CV-gii Laanta ku darsaday, mise talow Maxamuud Xaashigan isaguba qalbi-camka qaba ee hadda khudbadaha u qora ayaa xisaabta ka qalday?

CONTACT US : haatufnews@hotmail.com

COMMENTS