haatuf.net
Faysal Cali Waraabe Oo Sheegay Inuu Xilkii Gudoomiye-Ku-Xigeenka 3aad Ka Qaaday Cali Guray
April 2, 2016 - Written by Admin Two

Hargeysa, ed April 2, 2016(Haatuf)-Guddoomiyaha Xisbiga Ucid Faysal Cali Waraabe ayaa goor dhaweyd soo saaray war-saxaafadeed uu ku sheegayo inuu  Cali Maxamad Yuusuf (Cali Guray) ka qaaday xilkii guddoomiye-ku-xigeenka 3aad ee uu xisbiga Ucid uga magacawnaa.

Dhinaca kale kulan ballaadhan oo maanta magaalada Hargeysa ka dhacay oo ay isugu yimaadeen siyaasiyiin,waxgarad iyo mujaahidiin miisaan culus leh oo ka soo jeeda beelo-weynta Ciidagale ayaa waxa lagaga dhawaaqay in Jamaal Cali Xuseen yahay musharaxa xaqqa ah ee xisbiga Ucid ee jagada madaxweynaha

CONTACT US : haatufnews@hotmail.com

COMMENTS