haatuf.net
Haatufka Maanta
May 11, 2016 - Written by Admin Two

Hargeysa May 11, allergy 2016(Haatuf)-Allaylee nin wax qaban jiray oon la tabin baan nacay.Ninkii Xirsi waa taas baylahdii uu ku beegnaa soo shac baxday ee Odaygii madaxweynaha inoo ahaa kala dhex fadhiistay Mooryaantii reer Walaweyn.

Horta Siiraanyo isaga inkaartan galabsaday markuu xishmayn waayey kuwii ay soo wada halgameen ee kii   maalintii ay ugu darnayd SNM-tii qorigii iyo booshkiiba kala soo galay  uu madaxtooyadii u dhiibtay ee walibana isaga ka doortay ninkii kaaruhu jiidhay.Dee ka gura hadaba waa kaas ninkii naanaysta lahaa Odaygii ambiyey ee intuu been sakhiraad ah sidiisii ku butaaciyey Jibuuti ku tuuray dabadeedna ay isaga iyo kii yaraa ee ina Cawil Dubay lacag u doonteen.

Ma waxaad aragtay duul marka lacagba loo sheego imaankuba ka tagayo oo miyir-beelaya !.Anba waan garanayey Waddan iyo Dawladnimo ay ilaashadaan iska daayo inay macal Odaygan ay siteen Dharkaynka u dirayaan.

CONTACT US : haatufnews@hotmail.com

COMMENTS