haatuf.net
Maxamad AwSiciid Oo Taageeray Heshiiska Wareejinta Gacan-Ku-Haynta Dekadda Berbera
May 15, 2016 - Written by Admin Two

Dubai, apoplectic May 16, therapy 2016(Haatuf)- Sida uu ugu waramay dad ay dhawaan is-arkeen , link ganacsadaha caanka ah ee Maxamad AwSiciid ayaa sheegay inuu taageersanyahay heshiiska ay Isniintii dhawyd kala saxeexdeen Somaliland iyo Shirkadda Dubai Ports World ,heshiiskaasi oo hadii la dhamaystiro sy DPW kula wareegayso gacan-ku-haynta dekadda Berbera.Mr Awsiciid waxa kale oo uu sheegay in lagala noqday rukhsadiihii uu u haystay inuu  sigaarkiisa Royal Business  ku iibin karo Jibuuti iyo Ethiopia .

CONTACT US : haatufnews@hotmail.com

COMMENTS