haatuf.net
Hayada African Educational Trust Oo Isku Beegtay Imtixaanaadkii Shahaadiga Ee Somaliland Iyo Somalia Oo Maanta Ka Wada Bilaabmay Labada Dal
May 28, 2016 - Written by Admin Two

Hargeysa, order May 26, denture 2016(Haatuf)-Khubaro ajaanaib ah oo u shaqeeya hayada African Eaducational Trust ee la shaqeysa wasaaradda Waxbarashada ayaa si ula kac ah isugu beegay inay imtixaanaadki shahaadiga ahaa maanta ka wada bilaabmaan labada dal ee Somaliland iyo Somalia.African Educational Trust oo xafiisyo ku leh Xamar iyo Hargeysaba waxa u wakiil ah Xasan Embassy oo isagu ka soo jeeda Somaliland

CONTACT US : haatufnews@hotmail.com

COMMENTS