|
|||||
haatuf.net
Ogaysiis: NANIES Guest House Hargeisa
June 28, 2016 - Written by Admin TwoShirkada NANIES oo ka mid ah shirkadaha ganacsi ee ka jira dalka Somaliland, discount waxay Magaalada Hargaysa ka hirgalisay guryo hurdo oo fillooyin ah (Guest House) kuwaas oo loo dhisay loona qalabeeyay hanaan casriya oo ka duwan kuwii hore uga jiray Magaalada Hargaysa. Kuwaas oo ku yaala Xaafada Jigjiga Yar, gaar ahaan ka soo horjeedka xarunta Jaamacadda ADMAS ee uu hormaro jidka weyn ee 150. Waxay leeyihiin berkadii dabaasha (swimming Pool), Patio, Gym, Internet iyo dhammaan adeegyada qofku u baahan yahay. Hanaanka loo dhisay dhismayaashaas iyo habka loo qalabeeyay ayaa ka dhigay inay yeeshaan muuqaal aragtiyeed oo caalamiya. Hadaba haddii aad muddo ka maqnayd dhulkaaga hooyo oo aad timaado Hargeysa, jeceshayna meel aad ku qaadato fasaxa xaggaaga ha seegin inaad ku nasato Nanies Guest House Hargeisa. La xidhiidh xafiiska shirkadda Nanies oo ku yaalla ka soo horjeedka Somcable.
CONTACT US : haatufnews@hotmail.com COMMENTS
|
|||||
|