haatuf.net
Daawo: Xildhibaan Golaha Guurtida Somaliland Ka Tirsan Oo Fashiliyay Siro Ku Gadaaman Waareejinta Dekeda Berbera Iyo Haamaha Shidaalka Berbera
July 2, 2016 - Written by Admin Two

Halkan hoose ka daawo Xildhibaan Maxamed Xaaji Cabdiraxmaan oo ka mida golaha guurtida Somaliland ayaa badka soo dhigay siro ku gadaaman wareejinta dekeda berbera ee ay xukumaddu ku wareejisay shirkada DP World, medical sidoo kalena waxa uu sheegay in dhulkii ay marayeen beebka dhuumihii haamaha shiidaalku lagu wareejiyay dayr isla markaana lagu wareejiyay dad gaar ah.

Muuqaalkaas oo dhamaystiran halkan hoose ka daalaco

CONTACT US : haatufnews@hotmail.com

COMMENTS