haatuf.net
Laba Ka Mid Ah Ilaalada Wasaaradda Macdanta Iyo Sarifle Lagu Tuhmay Hawlo Argagixisonimo Ah Oo La Xidhay
December 20, 2016 - Written by Admin Two

Hargeysa, look December 20,2016(Haatuf)-Laba ka mid ah askarta wasaaradda Macdanta oo uu ka midyahay mid ka mid ah ilaaliyeyaasha gaarka ee wasiirka Macdanta Xuseen Cabdi Ducaale ayaa todobaadki hore la xidhay iyadoo lagu tuhmay inay xidhiidh la leeyihiin koox argagixiso ah.Sidoo kale waxa tuhinkii soo galay òo isna suuqa laga soo xidhay nin Sarifle ah oo ay wasaaraddu wax ka sarifan jirtay .

CONTACT US : haatufnews@hotmail.com

COMMENTS