haatuf.net
Daawo: Ugaaska Guud Ee Beesha Makaahiil Oo Naqdiyey Kulankii Wasiiradda Khaarajiga Iyo Maaliyadda U Qabteen Waxgaradka Beelahooda
November 19, 2014 - Written by Admin Two

“Sacad Muuse Kolba La Afduubi Maayo Inta Kolba Wasiir Naloo Soo Dirro”Ugaas Jabane

 

Halkan Hoose Ka Daawo Qaar Ka Mid Ah Madaxdhaqmeedka Galbeedka Iyo Waqooyiga Hargeysa Oo Ka Cadhooday Casuumadii Wasiiradda Khaarajiga Iyo Maaliyadda ay shalay Huteelka Guuleed ugu sameeyeen odayaasha iyo waxgaradka beeshooda.

CONTACT US : haatufnews@hotmail.com

COMMENTS