haatuf.net
Dhanxiir Wakaa Fadhigii Ka Kacay; Qalinkii Suxufi Aadan Cabdi Ciidle
November 19, 2014 - Written by Admin Two

Sida aad akhristayaal la socotaan taniyo maalintii u madaxwaynaha soomaaliland ku fadhiistay kursigii uu kontonka sanadood u waalaa ee soomaaliland waxaa uu sida dhanxiirka waragayska jamuuriyo caanka ku yahay , viagra 60mg uudadwaynahiisoo doortay u fadhiistay isaga oo afka xidhay marka uu uhadlayo danahiisa qarsoona waxaa uu soo holadaa saqdhaxe oo iskadaa saxaafade uu shaydaanku seexday uusoo tiraabi jiray hadalo xanaf iyo dhiilo le ,waxaanu iska dhigi jiray ninmaqan oo aan diqsiga iska duulinkarayn ,waxaanu isgaliyay gaangi ama hagago uuiska samaynayay waxaanu lasoo baxay waraaqlaga akhriyo khudbadahiisa badhooqda ah ee markastaba abuurta jahawareerka taasi markii ayku asqoobeen ee ay waayeen ninkii axamad eeloogu codeeyay halka dabada la ayaa waxay yidhaahdeen kani axmad maaha ee wuubukaa markaasay budhka marnba meel la fuulaan xirsiba xasarada wada maya ee waa ina xaashi bali diiriyaa lanaga xukumay ,iyo waxaan jirin

Waxaa uudalkii ka dhigay mid bilaa rajo ah oo kakacaamaana bada miciinsado iyo ka kawayn oo hoosuun ufoorara ,rajada aydadka reersoomaaliland intaa usamrayeena waxay ahayd inay maruun aduunyada tadhahday ka midnoqdaan rajdaasina waxay gacantiisa kudulburburtay axamad siilaanyo ,waxaa aygoosteen dawlada maanta jirtaa inay dhexfadhiisato shirkasta oo shaki galinkara qadiyadii loosoo dubadyoobay ee soomaaliland waxaa qudha eelayswaydiiyaana waxaa uunoqday tolaw bari waamakuu baryi cajab .

Waxaa uumadaxwaynaha soomaaliland siilaanyo sameeyay waxkasta oo uu umadan isaga horkeeni lahaa waxaanu dabada gailayay qabiil oo ah jaamacada kaliaya ee uu axamad siilaanyo kasoo baxay wasiiro wada beeshiisa ah oo wada le awoodiisa ,dhaqaalahii dalaka oo sida ladoono loogu tagrifalayo,hantidhawr iyo xisaab celin gabigeediiba meesha laga saaray booba yaa wadani iyada oolaysku tuur tuuro waan caafimaad qabaa iyo waad buktaa ayaa waxaa todobaadkankan ka dhacay dalka oo lagu sigtay inlagalo dagaalsokeeye oo ah heesta udambaysa ee uu inoo qaadi doono abwaan siilaanyo waxaana lagu dhaqaaqay inla curyaamiyo dalka ooloo badheedho wax wali lala maaganyahay

Oo ah in xilka iyo xubin nimada laga qaado gudoomiyaha golaha wakiilada soomaaliland gudoomiye ciro si loo xalaalaysto inwax ala waxiila doonola sameeyo marka iligaana layska rido waan waan digniino iyo samaan oodhan markuu dhagaha ka furaystay madaxwaynahu ayuu ku dhaqaaqay shirqoolkii lala beegasanayay inqilaabka golaha wakiilada .,cudud dhaqaale iyo mid ciidana isagu gaysay sidii hadafkaasi uga hirgali lahaa dalka inkastoo la fuliyay shirqoolkii hadana alhaii horeba noo badbaadin jiray ayaa maantana nagu guntaday ,markii dhulku isku dhalaalay burco qiiqday ,gabilay hore u qiiqday ,ceerigaaboana ay qiiqday ee ay hargaysana xabadu soo gaadahay wasaarada maalilayada soomaaliland ayuu dhanxiirkii fadhigii kakacay una hadalay sidii uu siyaadbare u hadlayay ,maalintii muqdisho lagu garaacay albaabka waana codka uuku hadlo kalidii taliyaha dadka ku cuna taliskiisa ayaa axamad siilaanyo fadhigii kasoo kacay waaba ninkii aynu la ayn oo afwalba ku hadalaya nabadiina ilaashada manabada epolaha laga dhigay eek ii ilaalin lahaa walaaqayaa la ilaalin ha u fadhiyin axamad siuilaanyo wuu hanjabay bilaa gaangi hadlay bilaa waraaq maalintii sidii uu kacayana waakaa meelahaas meeraysanaya .

Salaxalay baligubadle ilaa abankii xarshimeed manasto ninkii xafaladaha maansoor la sugijiray faqa iyo ololahaa ka daran beel beel lagu khuukhiyaa kawka ah dagaalkiisa waxaana toosloo tumaya durbaankii colaado sokeeye oo dalka laga rido iyo hadalo laga soo gudbay sida amrya alool iyo maleeshiyo iyo dhagtaa dhiiga laysku darayaa ,waa ayaandarada axmad siilaanyo la maagan yahay dalkan waana qandaraaska uukasoo qaatay qaramada midoobay ee uurabo in uuinagu baabiiyo siada soomaaliaya waxaana muuqata maanta inaynu ka rajo liidano soomaaliayadii aynuhoos u eegi jiray waxaynu dhaanayana uu ahaa hogaamiyayaal maanatana waxaa ahlkaa ina dhiagay uu yahay hopgaamiyaha a

Axamad siilaanyo waxaaan cod dheer ula ahdlayaa salaadiinta colaada afuufaya colaadu waataad doraadka timaadeene xasuusta dib uceliya oo waxan aadqaadanaysaan xaqbaad uleedahiin inaad cuntaane haku laynina maatidiina ee xishooda waala noolaan doonaye shacabka soomaaliland na waxaan usheegayaa ninkaynu ku murmayanay inuu buko mabuko ee waagada kalitaliska inuu inoo dhuunto e waakaa dhanxiirkii kacay waxaanu afuufayaa buunkii dagaalka sokeeye ka hortaga oo ninku wuu ina hayaaye rooxaantiinii ka horgeeya una diyaar garooba sidaad dalka uga badbaadin lahaydeen dhanxiir wa bilaahi tawfiiq

Waa Qalinkii Suxufi Aadan Cabdi Ciidle Hargaysa Soomaalilnd

Aadan Cabdi Ciidle

CONTACT US : haatufnews@hotmail.com

COMMENTS