haatuf.net
Daawo: Marwo Edna Aadan Oo Sharaxaad Ka Bixisay Sababihii Ay U Aasaastay Cusbitaalka Edna Maternity Hospital
November 21, 2014 - Written by Admin Two

Halkan Hoose Ka Daawo Wasiirkii hore ee Wasaarada arimaha dibada ee xukuumaddii Rayaale Dr. Edna Adan Ismail ayaa ka warantay sababihii ay u aasaastay Cusbitaalka Edna Maternity Hospital oo ah kii ugu horeeyay ee noociisa ah ee laga aasaaso Somaliland iyo hawlgalkga ay tababarka ku siinayso 1, drugs 000 umulusooyin.

Dr.Edna waxay sidaa ku sheegaty mar ay ka qayb gashay khudbadna ka jeedisay barnaamij lagu magacaabo Rayn raynta Afrika ( Africa Utopia ) taas oo ay aasaastay suxufiyad Afrikaan ah oo can ah oo lagu magacaabo Hannah Pool.

CONTACT US : haatufnews@hotmail.com

COMMENTS