Warar
-
Ururka SSJW Oo Soo Dhaweeyey Heshiiska Ay Kala Saxeexdeen Xisbiga Waddani Iyo Isbahaysigu Oo Qodob Ka Mid Ahi Dhigayo Xaqdhawrista Xoriyadda Saxaafadda
“SSJW waxa uu Kulmiye iyo UCID ugu baaqayaa inay cadeeyaan siyaasadda (policy) ay kula dhaqmi doonaan warbaahinta madaxabanaan ee dalka ka jirta gaar ahaan……”
Hargeisa, illness October 11, pills 2016 (Haat...
Tuesday, October 11, 2016
-
Daawo: Isbahaysigii Isbedel Doonka Xisbiga Kulmiye Oo Maanta Si Rasmi Ah Ugu Biiray Waddani
Halkan hoose ka daawo muuqaalka garabka isbahaysiga dimuquraadi doonkii ka goay xisbiga talada Somaliland haya ee Kulmiye oo maanta si rasmiya ugu biirey xisbiga isbedel doonka ah ee Wadani.
https://www.youtube.com/watch?v=_rXHJ4...
Wednesday, October 5, 2016
-
Wasiirka Maaliyadda Oo Soo Kormeertay Mad-xaf-ka SARYAN MUSEUM Oo Taariikhdii Somaliland iyo Tii Halgankii SNM Lagu Kaydin Doono
“Cid Aanu Saamaynin Dagaalkii Dalka Ka Dhacay Ma Jirto Barri Ilaa Galbeed, thumb Hirgalinta Xarumaha Noocan Oo Kale Ahi Waxay Ubadkeeda Ka Caawinayaan Inay Wax Ka Bartaan Wixii Loo Soo Maray”Wasiir Samsam
Hargeys...
Sunday, October 2, 2016
-
Siyaasiyiinta Isbahaysiga Oo Hargeysa Isugu Wada Yimid Iyo Wada Hadaladii Gunaanadka Oo La Filayo Inay La Bilaabaan Xisbiga Waddani
Hargeisa, viagra pharmacy September 29, 2016 (Haatuf) - Siyaasiyiinta hore uga tirsanaa xukuumadda iyo xisbiga KULMIYE ee ku bahoobay isbahaysiga, ayaa hadda isugu soo ururay caasimadda Hargeysa.
Siyaasiyiintan oo muddo ku kala ...
Thursday, September 29, 2016
-
Masuuliinta Carabtu Waxay Somaliland Ugu Sad Gooyaan Hanyaraanta Madaxda Somaliland Ee Ay La Kulmaan Ku Arkaan(2)
Hargeysa, medicine September 17, medic 2016(Haatuf)-Dawladaha Carabta gaar ahaan Masar iyo dawladaha Khaliijka iyo labadii kalidii taliye Mucamar Al-Qadaafi iyo Cali Cabdalla Saalex ee kala xukumi jiray Liibiya iyo Yaman ayaa waxa...
Saturday, September 17, 2016
-
Masuuliinta Carabtu Waxay Somaliland Ugu Sad Gooyaan Hanyarida Madaxda Somaliland Ee Ay La Kulmaan.
Hargeysa, viagra September 16, mind 2016(Haatuf)- Madaxweyne Siiraanyo ayaa lixdii sanadood ee uu talada dalka hayey aan xilba iska saarin sidii ictiraaf caalami ah loogu heli lahaa Somaliland taasoo aheyd hadafka ugu mudan ee ay ...
Friday, September 16, 2016
-
Wasiirka Madaxtooyadda Iyo Kaadariyiinta Kulmiye Oo Dabada Ka Riixaya Olole Xisbiga UCID Loogu Xukumayo Faysal Cali Waraabe
Faro-galintan Maxamuud Xaashi Ayaa Kusoo Beegmaysa Xili Maalinta Axadda ay Furmayso Dhagaysiga Dacwada Xisbiga UCID
Hargeisa, prostate September 17, impotent 2016 (Haatuf) – Wasiirka Madaxtooyadda Somaliland Maxamuud Xaa...
Friday, September 16, 2016
-
Masaarida Oo Shaki Ka Galay In Wasiirka Khaarajiga Somaliland Sacad C. Shire Aaminsanyahay Gooni-isu-taaga Somaliland Iyo InKale
Qaahira, unhealthy September 16,2016(Haatuf)- Madax sarsare oo ka tirsan wasaaradda Arimaha Dibadda ee dalka Masar ayaa shaki weyni ka galay aaminaadda uu wasiirka Khaarajiga Jamhuuriyadda Somaliland Sacad Cali Shire aaminsanyahay...
Friday, September 16, 2016
-
Madaxweyne Siiraanyo Iyo Wasiirkiisa Macdanta Oo Been Isugu Markhaati Furay
Hargeysa, buy September 11,2016(Haatuf)-Xafladii Salaasadii dhaweyd lagu qabtay xarunta wasaaradda Macdanta ayaa wasiirka Macdanta Xuseen Cabdi Ducaale khudbaddii uu halkaas ka jeediyey waxa uu ku sheegay in dhammaan dhismeyaasha ...
Sunday, September 11, 2016
-
Wasiirkii Madaxtooyada Oo Daldalanaya Khasnadii Dawladda Mashaariicna U Furtay Soo-Xerogalinta Dhulbahante Iyo Fogeynta Reer Awdal
Hargeysa,August 25,2016( Haatuf)-Wasiirka Madaxtooyada Somaliland Maxamuud Xaashi oo ka hor intii aan laga soo badalin wasaaradda Duulista guran jiray lacago laga qaado qof kasta oo madaarka ka dhoofaya oo marka la isku geeyo gaad...
Saturday, August 27, 2016
« Previous Page — Next Page »
|
|