Warar
-
Dablay Cali Ciise Cabdi Taageersan Oo Cali Khaliif U Diiday Inuu Ka Dhoofo Buuhoodle
Buuhoodle,February 5,2017(Haatuf)-Niman dablay ah oo uu horkacayo Cabdul-Fataax Baydan ayaa saaka hogaamiyaha kooxda Khaatumo Cali Khaliif Galaydh xoog kaga joojiyey inuu raaco diyaarad u qaadi laheyd dalka Jibuuti.Dablaydan oo la...
Sunday, February 5, 2017
-
Baashe Cawil Oo madaxweyne Siiraanyo U Kaxaynaya Adisababa Si Ay Itoobiyaanka Uga Wada Hadlaan Ainta Saldhigga Ay Imaaraatku Doonayaan Inay Ku Yeeshaan Somaliland
Hargeysa,February 3,2017(Haatuf)- Wakiilka Somaliland u fadhiya Imaaraatka Baashe Cawil ayaa madaxweynaha dalka Somaliland ee soddoga u ah Axmex Siilaanyo ku jujuubay inuu Axadda sahandambe u safaro caasimadda Itoobiya ee Adisab...
Friday, February 3, 2017
-
Dagaal Culus Oo Lagu Hoobtay Oo Ka Socda Mukha Iyo Badda U Dhaxaysa Yeman Iyo Somaliland Oo Saameyn Caalami Ah Yeeshay
Mukha,February 22,2017(Haatuf)-Dagaal culus oo khasaare balaadhan keenay oo marinka Baabul Mandab ee badda Cas muddo 4 todobaad ah ku dhexmaraya ciidamada dawladda sharciga ah ee Yeman oo ay taageerayaan ciidamada isbahaysiga dal...
Thursday, February 2, 2017
-
Xuutiyiinta Oo Gantaalada Ridada Dheer La Beegsaday Dahraan 3 Doonyood Oo Miidaamo Ahna Ku Weeraray Markab Dagaal Oo Sucuudigu Leeyahay
Hargeysa,February 1,2017(Haatuf)-Ciidamada Xuutiyiinta Yemen ayaa gantaalada ridada dheer shalay ku weeraray magaalada Dahraan ee ku taala bariga dalka Sucuudiga.Lama oga ilaa hadda in wax khasaare ahi ka dhashay werarkaasi iyo ...
Wednesday, February 1, 2017
-
Cumar C/Rashiid Oo Noqday Qofkii Saxeexay Dokumentiga Qarsoon Ee Ay Xukuummadda Somalia Imaaraatka Ugu Ogolaatay Saldhiga Berbera
Hargeysa,February 1,2017(Haatuf)-Raaiisal Wasaaraha Somalia Cumar Cabdulrashiid ayaa noqday qofka dhab ahaan dawladda Imaaraatka u saxeexay dokumenti qarsoodi ah oo ay xukuumadda Somalia ugu ogolaanayso inay saldhig ciidan ka sama...
Wednesday, February 1, 2017
-
Madaxa Amaanka Imaaraatka Dhahi Khalfaan Oo Soomaalida,Ciraaqiyiinta Iyo Iiraanta Ku Tilmaamay Dad Caajis Ah Oo Istaahila In Laga Mamnuuco Maraykanka
Hargeysa,February 1,2017(Haatuf)-Madaxa Ammaanka dawladda Imaaraatka ayaa barta uu ku leeyhay twitter-ka soo dhigay qoraal af-Ingiriisi ah oo uu ku tilmaamayo Soomaalida,Ciraaqiyiinta iyo Iiraanta dad caajis ah(lazy) oo istaahila ...
Wednesday, February 1, 2017
-
Mucaawimada Kuwait Oo La Soo Marinayo Hayad Uu Madax Ka Yayahay Wiilka Qaba Hodan Siilaanyo
Kuwait City,February 1,2017(Haatuf)-Kaalmo mucaawimo ah oo dawladda Kuwait ugu tabarucday dadka abaartu saameysay ee ku nool dalka Somaliland ayaa durtaba waxa afka u dhigtay wiil la yidhaahdo Keyse Aw Xasan Yuusuf oo qaba gabadh ...
Wednesday, February 1, 2017
-
Telesom Oo Laba Duulimaad Ku Soo Daabushay Qayb Ka Mid Ah Lacagtii Zaadka Ee Jibouti U Taalay Macasmiisha Tirada Badan Ee Lacagtoodii La Baxaya Awgeed
Hargeysa,January 26,2017(Haatuf)-Shirkadda is-gaadhsiinta ee Telesom ayaa laba dulimaad maanta ku soo daabushay oo Hargeysa keentay qayb ka mid ah lacagti Zaadka ee u taalay baananka Jibouti ka dib markii tan iyo shalay ay macaami...
Thursday, January 26, 2017
-
Guddoomiyihii Sarifleyaasha Oo Ku Geeriyooday Saldhiga Dhexe
Hargeysa,Guddoomiyihii sariflayaasha Cabdillaahi Cali Barre ayaa saaka ku geeriyooday saldhiga dhexe ee magaalada Hargeysa .Guddoomiyaha geeriyooday iyo sarifleyaal kale ayey xukuumadda madaxweyne Siiraanyo shalay xabsiga u taxaab...
Thursday, January 26, 2017
-
Konteenaro Sl.Sh Ah Oo Madaxtooyadu Ku Soo Dayso Suuqa Oo Ka Mid Ah Asbaabaha Loo Aanaynayo Sicir Bararka Iyo Dumar Iyo Caruur Ka Mudaaharaaday Maceeshada Qaligarowday Oo La Xidhay
Hargeysa,January 24,2017(Haatuf)-Qiimo dhaca cumladda Somaliland ee Shilinka iyo qaaligarowga maceeshadda oo is-barkan ayaa sababay inuu galinki horee maanta istaago dhamaan dhaqdhaqaaqii ganacsiga ee ka socon jiray suuqyada mag...
Tuesday, January 24, 2017
« Previous Page — Next Page »
|
|