Opinion
-
Akhriso Oo Ka Boggo Nuxurka Ay Xambaarsan Tahay Maansada Dan-Sheeg Ee Uu Dhawaan Curiyey Abwaan Maxamed Abees
Dadku waa midkii shalay
Duulkii horeba diray
Maantana diyaarbay
U yihiin dantoodoo
Nina diarjo kuma hello
Wixii daahir lagu nacay
Taariikhda duuga ah
Waa la daalacdaayoo
Waxa lagu dabiibaa
hawsha dayacan ee taal
...
Monday, May 11, 2015
-
Abwaan Ismaaciil JIHEEYE Oo Curriyey Maanso Cusub Oo Uu Kaga Hadlayo Siyaasadda
Waa Maanso cusub oo uu sameeyey Abwaan ismaaciil Yuusuf Cabdi (JIHEEYE), pills waana Hees ku saabsan siyaasadda, order ee bal idinkuna garaadkiina qiimeeya waxay idiinla muuqato.
Siyaasadda weydey,
Garaad ku sar-gooya,
Sugnaa...
Wednesday, April 15, 2015
-
Silanyo Regime Is Derailing Somaliland’s Infant Democracy
By Abdirahman Mohamed Jama (Awxoog), ampoule | elected Member of Somaliland Parliament
The five-year strategy by the ruling Kulmiye Party of strangling Somaliland’s democratization process is now a foregone conclusion....
Sunday, April 12, 2015
-
Wasiir Xil Habeen Loo Magacaabay Aroortii Wuu Hurdaa!!!!!! Goddoomiyaha Abaabulka Haweenka Ee Qaarada Europe Ee Xisbiga UCID Marwo Samia Muse
Waxaan Baryahan Danbe Aan Ka Yaabay Arin Aan Muddu Maqli Jiray , Oo Ahayed Madaxtooyada Habeenki Ayay Shaqaysaa !!!!!!! Hadda Isku Shaandhayes Iyo Kala Shaandhayes Ayaa Madaxtooyadi Ka Socota …!!!!! Waana Wax Qalad Ah Waayo Casi...
Wednesday, March 18, 2015
-
Macallin Gaarriye Iyo Xuska Afka Hooyo: “Afku Nolosha Waw Tiir, La’aantiisna Tuur Iyo, Tulux Lagama Waayeen..”
Ku sinnaan 1972-kii ayay maansadani ifka u soo baxday, and wakhtigaas oo loo dabbaal degayay qoritaankii farta Soomaaliga.
Abwaan gaariyeMaansadan waxa curiyay Alle ha u naxariistee Maxamed Xaashi Dhamac (Gaarriye). Isaga oo uje...
Sunday, February 22, 2015
-
“Jeclaan Lahaayee Qof Taladan Oo Kale I Siiya Intii Aanan Siyaasiga Noqon”Turjumaddii Kamaal A.Cali
Isla marka aad madaxa geliso (Siyaasadda) waxa aad garanaysaa in labada jid ee keliya ee kuu furani ay yihiin dagaallan ama duul (Baxso). Waxa aan siyaasadda galay aniga oo u malaynaya, ailment in haddii aan la imaaddo dood iyo x...
Saturday, February 14, 2015
-
Waxa La Ii Sheegey In Xafiiska Madaxweyne Siilaanyo Ay Ku Taallo Warqad Ay Ku Qoran Yihiin Magacyo Loo Kala Sameeyey Beelaha Somaliland, Sida: Qalinkii Cali Xaraaro
Haddii aad Madaxweyne Iga dhigtaan, anesthetist aniga Xaaskayga arki maysaan, cough dekedda iyo haamaha Shidaalka midkoodna ku dhegi mayo, lacagtoodana hungurayn mayo ee miisaaniyadda qaranka ayay galaysaa.
Haddaad Madaxweyne i...
Saturday, February 7, 2015
-
ALFA MABRUUK Guuleed Iyo Marwadiisa Sabaax+Sawiradda
Hambalyo Meher Wacan
Mahad Aw Cali Yuusuf, allergist C/risaaq Daahir Khaliif (Guray Bhai), Sacad Sheekh Muuse, Khaliif Cabdi Sheekh, Maxamed Cabdi Sheekh (Ilig), Naasir Aadan Maxamed (Nawaa), Xuseen Axmed Xaashi, Guuleed...
Thursday, February 5, 2015
-
Isku-Shaandheyntii Madaxweyne Siilaanyo Ma Waxay Noqotay Cir-Caddaadi? W/Q: Cabdi Casiis Bashiir Nuur
Muddo hada laga joogo sannad iyo badh waxa soo baxayey xoggo, treat sidaa dabayl-xaggaada uga kacayay Qasriga Madatooyadda Somaliland, view qorsheyaal aan midho-dhal noqon oo tibaaxayey in Madaxweyne Siilaanyo boodhka ka tumay...
Sunday, February 1, 2015
-
Wixii Kala Qabsaday Laba Qoraa! W/Q: Mustafe M. Khayre
Qoraaga caanka ah William Zinsser ayaa buuggiisa “On writing well” ku soo bandhigay arrin cajiib ah oo uu la kulmay maalin uu ka qayb-galay munaasibad uu qabanqaabiyey dugsi ku yaal gobolka Connecticut ee Maraykanka taas oo ...
Sunday, February 1, 2015
« Previous Page — Next Page »
|
|