Warar
-
Sababta Wafdiga Reer Yurub Xibiga Kulmiyena Ugu Riyaaqeen Wadanina Ju Dhaliileen
Hargeysa,January 24,2017(Haatuf)-Xisbiga Wadani ee mucaaridka ah ayaa u muuqda inuu waxyeeleeyey samcadii fiicneyd ee uu ku lahaan jiray wakiilada beesha caalamka u fadhiya mandaqadda dhexdooda ka dib markii uu taageeray in mudo k...
Tuesday, January 24, 2017
-
Beesha Caalamka Oo Fahmtay In Baashe Cawil Awoodii Madaxweynaha La Wareegay Indho Gaar Ahna Ku Haysa Dhaqdhaqaaqiisa
Hargeysa,January,2017(Haatuf)-Wakiilada beesha caalamka ee mandaqada ku sugan ayaa laga soo warinaya inay fahmeen in talada dalka uu la wareegay wiilka uu madaxweyne Siiraanyo soddoga u yahay ee Baashe Cawil oo uu ku fushado dan...
Tuesday, January 24, 2017
-
Madaxweynaha Oo Markasta Oo Uu Cid La Kulmayo Loo Dhiibo Warqad Uu Wax Ka Akhriyo
Hargeysa,January 23,2017(Haatuf)-Xasuusta madaxweyne Siiraanyo ayaa baryahan dambe la dareemayaa inay kolba ka sii darayso iyadoo warqad uu wax ka akhriyo loo dhiibo xataa hadii uu la kulmayo qof kaliya . Madaxweynaha ayaa sida ...
Monday, January 23, 2017
-
Axsaabta Oo Kulamadii Ay La Yeesheen Safiirada Reer Galbeedka Muujiyey Inay Wali Isku Khilaafsanyihiin Mudada Loo Kordhinayo Madaxweynaha
Hargeysa,January23,2017(Haatuf)- Xisbig Kulmiye iyo labada xisbi ee mucaaridka ee Ucid iyo Wadani ayaa kulamo ay maanta Hargeysa kula yeesheen wafdi safiiro reer Galbeed ah muujiyey inay wali isku khilaafsanyihiin mudada loo kord...
Monday, January 23, 2017
-
Wasiirka Macdanta Oo Lagu Eedeeyey Inuu Ka Masuulyahay Fadeexada Ka Dhalatay Isku-Dhac Dhexmaray Ilaaladii Shiinihii Shidaalka Sahaminayey Iyo Dadka Ku Nool Gobolka Saraar
Burco,January 22, 2017(Haatuf)-Madaxda dhaqanka ee gobolka Saraar ayaa wasiirka Macdanta Somaliland Xuseen Cabdi Ducaale ku eedeeyey inuu ka masuulyahay isku-dhac shalay dhexmaray dadweynaha ku nool degaanka Qaadle iyo ilaalada ...
Sunday, January 22, 2017
-
Wasiirka Macdanta Oo Lunsaday Lacag Ay Shirkadaha Shidaalku Ugu Deeqeeen Gobolada Sool,Sanaag Iyo Togdheer Ee Abaartu Saameysay
Haatuf,January 21,2016(Haatuf)- Wasiirka Macdanta SoXuseen Cabdi Ducaale ayaa lunsaday lacag aan qadarkeeda wali la cadayn oo ay shanta shirkadood ee rukhsadaha u haysta inay shidaalka ka baadhaan Somaliland ugu deeqeen dadka xool...
Saturday, January 21, 2017
-
Wafdi U Hogaaminayo Baashe Cawil Oo Ay Ka Midyihiin Wasiirada Khaarajiga Iyo Madaxtooyada Oo Adis-Ababa U Tagaya Si Ay Itoobiyaanka Uga Shaki Saaraan Ujeedada Saldhiga Imaaraatka
Hargeysa,January 20,2017(Haatuf)-Wafdi uu hogaaminayo wiilka uu madaxweyne Siiraanyo soddoga u yahay ee Baashe Cawil ayaa la filaya inuu dhawrka maalmood ee fooda inagu soo haya u anbabaxo Adis-Ababa si ay madaxda dawladda Itoobiy...
Thursday, January 19, 2017
-
Faysal Cali Waraabe Oo Taageeray In Imaaraatka Shuruudla’aan Saldhig Looga Siiyo Dalkan ,Wadani Oo Aqoonsi Ku Xidhay Iyo Xukuumadda Kulmiye Oo Ku Kala Qaybsan
Hargeysa,January 14,2016 (Haatuf )-Gudoomiyaha xisbiga Ucid Faysal Cali Waraabe ayaa iclaamiyey inuu taageersanyahay in dawladda Imaaraatka saldhig milatari oo ay ku yeelato xeebta Berbera. Khudbad uu shalay ka jeediyey xaflad xis...
Friday, January 13, 2017
-
Mashruucii Saldhiga Oo Khilaaf Ba’an Ka Dhexdhqarxiyey Xukuumadda Iyo Saxaafadii Madaxtooyada Oo Weerar Ku Haysa Wasiirkii Khaarajiga
Hargeysa,January 12,2016(Haatuf)-Mashruucii ku saabsanaa saldhiga milatari ee ay dawladda Imaaraatku rabto in laga siiyo dalka Somalilandoo ayaa khilaaf weyn ka dhex qarxiyey xukuumadda madaxweyne Siilaanyo ka dib markii uu wasiir...
Thursday, January 12, 2017
-
Wasiirka Khaarajiga Somaliland Oo Sheegay In Dalka Ethiopia Xaq U Leeyahay Inuu Ka Werwaro Saldhig Milatari Oo Laga Samaysanayo Dal La Jaar Ah
Hargeysa,January 11,2017(Haatuf)-Wasiirka Arrimaha Dibadda Somaliland Dr.Sacad Cali Shire ayaa ka garaabay in dawladda Ethiopia werwar ka muujiso saldhiga milatari ee ay dawladda Imaaraatku doonayso inay ku yeelato Berbera.Mar ay...
Wednesday, January 11, 2017
« Previous Page — Next Page »
|
|